unug-maskaxeedka dhaqaaqa
(m.l)

(c.nafl.) Unugyada sameeya mareennada u dhexeeya maskaxda iyo xubinta dhaqaaqa, (muruqa, lafaha) midkood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh unug-maskaxeedka dhaqaaqa

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg